Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023In force
Article 57
Qodobka 57aad
Original Somali text, quoted word for word
Nidaamka Maamulka Maaliyadda Ciidanka Qaranka. 1. Cidanka Qaranku waxa uu yeelanayaa hoggaanka xisaabaadka lyo maamulka, 00 maamuli doona nidaamka maaliyadeed iyo mushahar bixinta Ciidanka Qaranka. 2. Ciidanka Qaranku waxa uu dakhligiisa dhiganayaa Baanka Dhexe ee dawladda. 3. Dhammaan xubnaha Ciidanka Qaranku waxa ay xisaab maaliyadeed ku yeelanayaan bangiga dawladda oo loogu shubi doono mushaharadkooda iyo xuquuqahooda kale.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-57