Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023In force
Article 53
Qodobka 53aad
Original Somali text, quoted word for word
Bixinta billadaha 1. Madaxweynaha ayaa leh awoodda bixinta_billadaha isaga OO sunaya cidda u qalanta xilliga nabadda iyo xilliga colaadaba. 2. Marka uu _la’tashada madaxweynaha, waxa Wasiirka Gaashaandhiggu uu soo _ saaryaa xeer-nidaamiye lagu faahfaahinayo sida ay u’eekaanayso billad kasta, shuruudaha cidda u qalmaysa, bixinteeda, goobta iyo habka loo bixinayo, sida loo xidhanayo, kala nogoshada billad hore loo bixiyay, dib u sunta billad la’la noqday iyo wax kasta 00 kale oo hab-raac ah oo daruuri u ah bixinta billadaha.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-53