Article 52
Qodobka 52aad
Original Somali text, quoted word for word
Derajooyinka. Derajooyinka Ciidanka Qaranku waa sidan: 1. SAREYAYAASHA oo ka koobna darajooyinka kala ah a) Sareeye Guud b) Sareeye Gaas c) Sareeye Guuto 2. SARAAKITISHA SARE oo ka koobna darajooyinka kala ah a) Gaashaanle Sare b) Gaashaanle Dhexe c) Gaashaanle 3. SARAAKITSHA HOOSE oo ka koobna darajooyinka kala ah a) Dhame b) Laba Xidigle c) Xidigle 4. SARAAKITL XIGEEN oo ka koobna darajooyinka kala ah a) Kormeere Saddexaad /Saddexle RAN Gy 34. TTHRAENG per 1 g « if = % ‘ ® a oy Be i O\4 j CXC ee AM b) Kormeere Labaad /Labaale c) Kormeere Kowaad /midhle d) Saddex Alifle e) Laba Alifle 5. ASKARI 00 ka koobna qaybahan. a) Alifle b) Dable