Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023In force
Article 50
Qodobka 50aad
Original Somali text, quoted word for word
Sababaha Dallacsiinta. Dallacaad derejo ciidan, waxa laggu mutaysan karaa: - 1. Muddo shago oo afar sannadood ah. 2. Kooras tacliimeed oo aan ka yarayn laba sannadood. 3. Hawl-karnimo xaalad dagaal ama waajib gudasho shaqo oo hagar la’aan ah.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-50