Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023Wuu shaqeeyaa

Qodobka 4aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Xadka Dabbaaqaadda Xeerka Xeerkan waxa lagu dabbaqayaa Ciidanka Qaranka ee ku aasaasan qodobka 123 aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland. QAYBTA LABAAD CIIDANKA QARANKA XUBINTA KOOWAAD AASAASKA CITDANKA QARANKA

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-4
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
3Weydii qodobkan5