Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023In force

Article 49

Qodobka 49aad

Original Somali text, quoted word for word

Hannaanka Derajo Bixinta Ciidanka. 1. Madaxweynuhu waxa uu samayn doonaa si’waafaqsan xeerkan guddida derajo bixinta Ciidanka Qaranka oo ka kooban: i. Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga. u. Taliyaha Ciidanka Qaranka. ui. La-taliyaha Amniga Qaranka. iv. Abbaanduulaha Ciidanka Qaranka. v. Iyo hoggaanka siyaasadda ee Ciidanka Qaranka. a9 [z PA mo owall* % %\ \ 4 \\ o Useanre/ Re Ay ky /] Se “AL Gh gf 2. Guddidu sannad kasta bilowgiisa waa in ay sliyaan madaxweynaha warbixin la’xidhiidha xubnaha ciidanka ee mutaystay dallacaadaha iyo derajo siinta. 3. Warbixinta guddidu waa in ay tahay mid faahfaahsan oo ku salaysan xog sugan oo ka timid madaxda qaybaha kala duwan ee cudanka. 4. Guddida, waxa ka reebban in ay ku salayso derejo bixinta ' gabyaalad, eex, qaraabo kiil, siyaasad lyO wax kasta 00 kale 00 eex lyo faquug ah.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-49

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
48Ask about this article50