Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023In force
Article 48
Qodobka 48aad
Original Somali text, quoted word for word
Awoodda Derajo bixinta Ciidanka Qaranka. Awoodda bixinta derajooyinka Ciidanka Qaranka, waxa iska leh madaxweynaha oo ah Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka (Commander in chief). Derajooyinka ciidanku waxa ay ka koobnaan doonan: 1. Sarreeyeyaasha; 2. Saraakiisha iyo 3. Saraakiil xigeennada. 4. Askari.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-48