Qodobka 47aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Masuuliyadda Gaarka ah 1. Xubin kasta oo ka tirsan Cudanka Qaranka, waa in uu si’ shakhsi ah masuul uga yahay dembi uu geystay, sidoo kalena loola dhaqmaa, si’waafaqsan xeerkan, xeer-nidaamiyeyaasha iyo Xeerka Ciqaabta Guud. 2. Iyada oo aan waxba loo dhimayn qodobbada Xeerka Ciqaabta ee masuuliyadda dembi (criminal liability) 1yo faqradda laad ee qodobkan, xubinta ciidanka looma raacayo masuuliyad shaqsi 00 madani ah, haddii uu gaysto khasaare isaga oo gudanaya hawshiisa shaqo ama hawlgal cidan. 3. Khasaaraha madani ee ka dhasha hawlgudashada ku cad faqradda Qaad ee godobkan waxa loo raacayaa dawladda Somaliland oO 31 i =e LON \3 * 4 RADE Bhs | #\0, Sanat” SYS } & 4, a Wy im r *. Crar ak wi Cy (a) =o pe ae RG ENEe. ae tence si'waafaqsan xeerarka dalka, waxaana uga masuul ah Wasaaradda Gaashaandhigga. 4. Xubinta ciidan ee gaysata khasaare iyada oo aan ku jin hawlgal ciidan ama shaqo ciidan waxa ay leedahay masuuliyad madani ah oo shaqsi ah, si’waafaqsan xeerarka madani ee dhaqan-galka ah. QAYBAT LIXAAD NIDAAMKA DERAJO BIXINTA CIIDANKA QARANKA