Article 45
Qodobka 45aad
Original Somali text, quoted word for word
Kuliyada Tababarka Ciidanka Qaranka 1. Madaxweynaha ayaa digreeto ku soo saarayaa aassaaska Kulhiyadaha tababarka ciidanka heer qaran ee arrimaha difaaca qaranka 00 hoos imanaya Wasaaradda Gaashandhigga. 2. Waajibaadka shaqo ee Kuliyadaha tababarka_ ~— waa cilmibaadhisaha la’xidhiidha xaaladaha amni ee dalka, xilliyada nabada iyo dagaalkaba, waxaanu samaynayaa warbixinno iyo talooyin’ kor loogu qaadayo amniga qaranka (National security). 3. Kuliyaduhu waa inay sameeyaan cilmibaadhisyo aqoon ku dhisan islamarkaana ay la’wadaagaan natiijooyinka cilmibaadhista hay’adaha amniga iyo tababarka ciidanka si’kor loogu qaado aqoonta Ciudanka Qaranka. 4, Madaxweyanaha ayaa magacaabaya xubnaha saree e Maamulka Kuliyadaha tababarka Ciidanka. 3p. PIA Ga \ Ct 4 yy rd ear aly Ay ie * GeneRR~ 5. Wasirka ayaa soo saaraya xeer-nidaamiyaha maamulka Mac- hadka Amniga Qaranka, si’waafaqsan qodobkan.