Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023In force

Article 43

Qodobka 43aad

Original Somali text, quoted word for word

Ciidanka Keydka ah (reserve) 1. Ciidanka Keydka ahi waa ciidanka la’suryay tababar ciidan oo hore uga tirsanaa Ciidanka Qaranka ama ku tabarucay in uu noqday ciidanka keydka ah (reserve) ama qaatay tababarka shaqo-qaran. 2. Madaxweynuhu waxa uu awood u leeyahay in uu amar madaxweyne ugu yeedho xubnaha ciidanka keydka ah mar kasta 00 loo baahdo. 3. Dudmada yeedhmada ciidanka keydka ahi waa fal-dembiyeed ciqaabtiisa loo raacayo Xeerka Ciqaabta. QAYBTA SHANAAD TABABARKA TYO ANSHAXMARINTA XUBNAHA CIDANKA QARANKA

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-43

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
42Ask about this article44