Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023In force

Article 42

Qodobka 42aad

Original Somali text, quoted word for word

Shago ka saarista Xubnaha Ciidanka Qaranka. Waxa lagu waayi karaa xubinnimada Ciidanka Qaranka: 1. Haddii xubin ku jirta tababarka koowaad (Cadet) ay ku dhacdo tababarka hore/ 2. Hadii uu gaadho da’da khasabka ay tahay in lagu hawlgabo ama yada oo uu dhamaado waqtigii shagada. Da’da hawlgabka Ciidanka Qaranka iyadoo loo raacayo Xeerka Hawl-gabka iyo Xaqsinta Ciidamada Qaranka Xeer Lr. 88/2019. 3. Haddii uu ku dhaco: i. Xanuun dhimirka ah oo uu caddeeyey dhakhtar takhasus u leh. u. Xanuun jidhka ah oo aanu ka kici karin ama keeni kara in aanu gudan karin waajibaadkiisa shaqo 00 u_ caddeeyo dhakhtar takhasus u leh. 4, Haddii uu dhinto. 5. Haddu guddi anshaxmarineed ay ku hesho fal keeni kara in la’eryo xubinta. 6. Haddi baahi timi darteed Guddida Difaacu go’aamiso in la’dhimo xubnaha Ciidanka Qaranka. Waxa waajib ah in - 28 - PA apPKA GU, id Ky oy (s/z & =)? hannaanka dhimista loo raaco hab-raac qgoran oo caddaalad iyo sinnaan ku dhisan. 7. Haddii xukun ciqaabeed kama dambays ahi ku dhaco.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-42

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
41Ask about this article43