Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023Wuu shaqeeyaa
Qodobka 41aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Faylka Ciidanka Keydka ah (reserve) Taliska Ciidanka Qaranku waa in uu hayo faylka iyo diiwaanka dhammaan xubnaha ciidanka keydka ah oo ay ka mid _ tahay tababarka uu qaatay, da’da, heerka aqooneed, xogta cinwaanka laga heli karo iyo iyo derejada uu lahaa.