Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023In force

Article 41

Qodobka 41aad

Original Somali text, quoted word for word

Faylka Ciidanka Keydka ah (reserve) Taliska Ciidanka Qaranku waa in uu hayo faylka iyo diiwaanka dhammaan xubnaha ciidanka keydka ah oo ay ka mid _ tahay tababarka uu qaatay, da’da, heerka aqooneed, xogta cinwaanka laga heli karo iyo iyo derejada uu lahaa.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-41

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
40Ask about this article42