Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023Wuu shaqeeyaa
Qodobka 3aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Ujeeddooyinka xeerka Ujeeddooyinka xeerku waa: 1. In la’helo xeer maamul 00 qeexaya qaab-dhismeedka Ciidanka Qaranka, waajibaadka shaqo iyo awoodaha Ciidanka Qaranka. 2. In la’sugo xuquuqda iyo daryeelka xubnaha Ciidanka Qaranka iyo in lagu caddeeyo habka shago qorista, tababarrada iyo aqoon- korodhsigooda. 3. In laga dhigo Ciidanka Qaranka hay’ad ku aasaasan xeer qeexan, sida uu waajibiyay qodobka 123aad ee Dastuurka Somaliland. 4. In laga dhigo Ciidanka Qaranka hay’ad xirfad sare leh oo ka madaxbannaan siyaasadda, islamarkaana ah dhexdhexaad aan sinnaba ugu milmin siyaasadda + aes oe ea RAS ° eet 1 * Ile