Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023In force

Article 39

Qodobka 39aad

Original Somali text, quoted word for word

Shaqaalaha Dawlada ee Ciidanka Qaranka. 1. Cudanka Qaranku, waxa uu yeelan karaa shaqaale dawladeed 00 ka kooban khuburo iyo shaqaale farsamo, waxaanu la’galaya heshiis shago. 2. Shaqaalaha Dawlada ee Ciidanka Qaranka u shaqeeya waxa lagu maamulayaa Xeerka Shaqaalaha Dawlada ee Somaliland Xeer L.R 97/2021. 3. Dadka shaqaalaha ah ee u_ shaqeeya Ciidanka Qaranka laguma dari karo colalka dagaalka, lamana geyn karo goobaha furmaha ah, goobaha khatarta ah/ halistoodu badan tahay, haddii aanay ahayn shaqada uu hayay mid uu ku wajihi lahaa.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-39

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
38Ask about this article40