Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023In force

Article 38

Qodobka 38aad

Original Somali text, quoted word for word

Xogta Gaarka ah iyo Warbixinaha 1. Cidanka Qaranku, waa in ay soo saaran oo ilaaliyaan xogaha gaarka ah iyo macluumaadka/warbixinaha lagama maarmaanka u ah maamulidda xubnaha ciidanka, si’ waafaqsan xeerkan iyo xeerarka kale oo ay ku jiraan shaqo gelin, magacaabis, tababar, qumeyn, dallacsiin, abaalmarinno, anshaxmarin, fasax, bedgqab iyo daaweyn. Cidanka Qaranku, waa in uu xaqiijiyaa in xogtani sax tahay, ka laashan tahay lumitaan ama ay isticmaali karaan ciddii loo igmaday/ogolaaday ujeeddo ku aaddan in ay ku maamulaan xubnaha ciidanka. - 96 « ; “ & KAFHSH \2 . Gee IA ONZE @ ADA Reo 2. Xubnaha ciidanku, waa in ay Ciidanka Qaranka ogaysliyaan lyaga oo aan la’dib dhacayn warbixinaha muhiimka u ah maamulidda shaqada ciidanka.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-38

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
37Ask about this article39