Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023In force

Article 37

Qodobka 37aad

Original Somali text, quoted word for word

Gunnada Xagqsiinta Hawlgabka iyo Magdhowga Xubin kasta oo ciidanka ah oo ku gudo jira waajibaadkooda cudannimo ee shaqada ka fadhiista, waa in ay helaan layli-tir iyo xuquuq hawlgab, iyada oo __la’waafajinayo derajadooda, mushaharkooda iyo shaqadooda, waxaana looraacayaa hannaanka x aqsunta iyo hawlgabka ee ku xusan Xeerka Hawl-gabka _ iyo Xaqsinta Ciidamada Qaranka JSL Xeer L.r 88/2019.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-37

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
36Ask about this article38