Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023In force
Article 36
Qodobka 36aad
Original Somali text, quoted word for word
Nidaamka Mushahar bixinta Ciidanka Qaranka. 1. Cidanka Qaranka, waa in la siiyo mushahar ku filan oo la’jaan qaadaya nolosha dalka. 2. Xaddigga mushahar bixinta Ciidanka Qaranka, waxa ay ku soo baxaysaa digreeto madaxweyne.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-36