Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023Wuu shaqeeyaa
Qodobka 34aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Qiumeynta Ciidanka. 1. Xubnaha Cidanku waa in ay helaan qiimeyn sannadle ah oo ku aaddan hawl gudashadooda iyo anshaxa, taas 00 loo adeegsan karo hawlgelinta mustaqbalka, tababarrada iyo dallacsiinta. 2. Xubana cudanku waa in ay helaan qiimeyn dheeraad ah, ka dib marka ay soo qaataan koorsooyin tababar oo muhiim ah. , -24- KA Guy, CSN Heavy Al: Vo On Nita fe o eS Cay oat S/ xc GENeRh~