Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023In force

Article 33

Qodobka 33aad

Original Somali text, quoted word for word

Magaacabista Xilalka Ciidanka Qaranka 1. Magacaabista xubnaha ciidanka iyo u qoondaynta Jagooyinku waa in aanay lahayn wax faquuq ah, kuna dhisnaato aqoon, karti iyo shuruudaha soo socda. 2. Magacaabista xubnaha Ciidanka Qaranku waa in ay ku sallaysan tahay aqoonta, khibradda iyo kartida xubinta la’magacaabayo, iyada 00 lagu xisaabtamayo kala sarraynta ciidanka (seniority). 3. Waa in xubnaha Ciidanka Qaranku, ay si siman 00 caddaalad ku dhisan u helaan waxbarashada iyo tababarka looga baahan cudanka, si ay ugu sinnaadaan fursadaha dallacsiinta iyo magacaabista.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-33

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
32Ask about this article34