Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023Wuu shaqeeyaa

Qodobka 32aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Tababarrada Ciidanka Qaranka. 1. Dhammaan dadka la’gorayaa, waa in ay helaan aqoon loogu talo galay, inta aan lagu hawlgalin waajibaabka ciidanka. Haddii gofku aanu ka gudbin tababarka shago bilawga/carbiska, waa in ay taasi sababto in qofka laga saaro shaqada. 2. Dhammaan xubnaha ciidanku, waa in ay helaan waxbarasho habboon iyo tababar ka anfacaya shaqooyinka iyo magacaabistiisa xigta. 2 JO th o> : if S LEE =) a) «| » Spade “Ile . ORG ence” 3. ‘Tababarka xubnaha ciidanku si’gaar ah iyo si’guudba, waa in uu noqdaa shagqada dhammaan heerarka kala duwan ee taliyeyaasha, sidoo kale tababarka waaxaha iyo colalka. 4. Xubnaha ciidanka qaranku waxay tababar ku qaadanayaan Dusgiyada Tababarada ee Gudaha dalka iyo Dibaddiisaba. 5. Waxa waajib ah, in ay xubnaha Ciidanka Qaranku helaan fursado waxbarasho debadeed, si’ ciidanku u noqdo ha’yad ku qalabaysan aqoon casri ah. 6. Askari kasta iyo sarkaal kasta 00 ka tirsan Ciidanka Qaranku, waxa waajiba ah in uu leeyahy aqoon iyo tababar u dhiganta xilka uu hayo.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-32
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
31Weydii qodobkan33