Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023In force

Article 31

Qodobka 31aad

Original Somali text, quoted word for word

Qorista ciidanka ee qasabka ah 1. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu awood u leeyahay xaaladda dalku galo dagaal in uu soo saaro amar madaxweyne 00 si’qasab ah loogu qorayo ciidanka, nin kasta 00 da’dusu u dhaxayso 18 illaa 25 jir. 2. Ninka dida in la’qoro ciidan xilli dagaal lagu jiro 00 soo baxay amarka madaxweyne ee ku xusan faqradda laad ee qodobkan, waxa uu gelayaa fal-dembiyeed, waxaana loo raacayaa Xeerka Ciqaabta. 3. Amarka madaxweyne ee ku xusan faqradda laad ee qodobkan, waa in lagu baahiyo warbaahinta iyo faafinta rasmiga ah.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-31

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
30Ask about this article32