Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023Wuu shaqeeyaa

Qodobka 30aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Shuruudaha xubnaha Ciidanka Qaranka Qofka loo qaadanayo xubin ka mid ah Ciidanka Qaranka, sl waafaqsan Xeerkan: 1. Waa in uu yahay/tahay muwaaadin reer Somaliland ah. 2. Waa in uu yahay da’da 18 jir ama ka weyn yahay. 3. Wax dembi ah aanu hore u gelin/geysan 4, Waa in uu jidh ahaan, caafimaad ahaan iyo dhimir ahaanba u bedqabo. 5. Qofka loo qoraayo Ciidanka Qaranku, waa in ay mamnuuc ka ahaato shaqo kale. Waxaase laga reebi karaa kuwa_haysta ogolaansho uu qoray Taliyaha Ciidanka, haddiiba ay khibradda «FD es A potat, NN SY Leta tN ry 7 Gane Yy % \% ffx he ANA al Nae OME iyo tababarka qofkaasi uu shaqadaa ka haystaa ay si toosa ama anfac yeelanaysa ay faa’iido ugu leedahay Ciidanka Qaranka, sidoo kale gofkaasi ma heli doono faa’iido oo aan ahayn in kharash daruuri ah 00 ka baxay dib loo sllyo. 6. Taliyaha Ciidanku waxa uu masuul ka yahay isku dubbaridka qarameynta, middaas 00 aan lahayn wax faquuq ah, kuna dhisan aqoon, karti tyo awood la’filayo. 7. Waa waajib dastuuri ah, in Ciidanka Qaranku ka koobnaado dhammaan deegaannada dalka oo dhan.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-30
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
29Weydii qodobkan31