Article 2
Qodobka 2aad
Original Somali text, quoted word for word
Erey-bixinta Xeerka Haddu aan nuxurku si’ka duwan u tilmaamin ereydan soo socda, waxa looga jeedaa: Madaxweyne: Waxa loola jeedaa madaxweynaha ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka JSL. Wasiirka Gaashandhigga: Waxa loola jeedaa Wasiirka Wasaarada Gaashandhigga 00 ah masuul madani ah s1 waafaqsan Dastuurka JSL. Baarlamaanka: Waxa_ loola_ jeedaa_ goleyaasha _ sharci-dejinta Somaliland; Golaha Wakiilada iyo Golaha Guurtida. Ciidanka Qaranka: Waxa loola jeedaa_ Ciidanka — Milatariga Somaliland ee ku aasaasan qodobka 123aad ee Dastuurka. Taliska Guud: Waxa loola jeedaa Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland. Taliyaha Ciidanka Qaranka: Waxa loola jeedaa Taliyaha Ciidanka Qaranka ee ugu sarreeya maamulka iyo hoggaaminta Ciidanka Qaranka. Abbaanduulaha Ciidanka: Waxa loola jeedaa mid ka mid ah ku- xigeennada Taliyaha Ciidanka Qaranka. -9. Cel oY tA TON OS IES \e 3({* \ 1 2 s abel A ky KS Sang mAs, ~ZeenERhS Askari: =Waxa loola jeedaa xubin ka mid ah Ciidanka Qaranka oo aan ahayn sarkaal ama sarkaal xigeen. Derajo: Waxa loola jeedaa derajada ciidanka ee la’siiyvo xubnaha Ciidanka Qaranka. Dastuur: Waxa loola jeedaa Dastuurka Somaliland. Degdeg: Waxa loola jeedaa xaalad degdeg ah ama xaalad aad u adag 00 soo wajahday qayb ama dhammaan_ bulshada Somaliland, middaas 00 ay tahay in tallaabooyin wax ku ool ah ay ka qaaddo dawladdu, taas oo ay amreen madaxweynaha ama Baarlamaanka JSL. Dhisme Ciidan: Waxa loola jeedaa dhisme ciidan 00 ka kooban saddex cutub ama in ka badan. Fakad: Waxa loola jeedaa xubin ka tirsan ciidanka kaas 00 si’ ula kac ah uga tagay shaqada ciidanka ama goobta shaqo, isaga oo aan ka haysan fasax taliskiisa. Fasax-sannadeed: Waxa loola jeedaa fasax sannadeedka caadiga ah ee laga qaato waajibaadka shaqo. Fasax Shaqo: Waxa loola jeedaa fasax shaqo, iyada 00 ay jirto shaqo. Fasax Xanuun: Waxa loola jeedaa marka shaqada lagaga jiro fasax, lyada oo ay Jiraan xanuun ama dhaawac. Gaas: Waxa loola jeeddaa guutooyin ka kooban ugu yaraan saddex guuto 00 leh talis gaas 00 hoos yimaadda qayb ka tirsan qaybaha Ciidanka Qaranka. Gunno Hawlgab: Waxa loola jeedaa gunno bille ah oo lagu Jaangooyey derajo iyo waqtiga shaqada ciidanka, ka dib marka uu hawlgabo xubin ka mid ah Cudanka Qaranka oo la’siiyo dadka aan la’siin xaqsinta. Hawlgab: Waxa loola jeedaa xubin hore oo ka tirsanayd Ciidanka Qaranka oo hadda shaqada ka hawlgabay ama kaga tegay shaqada. oii « ep Y ous \ ey (ASN A ig * 4 /\ ft v Lao ©, us Bly & \Nve Ife RR ‘At GREK SR GENERE Hoggaan: Waxa loola jeedaa hoggaan, Waax (department) ka tirsan hoggaannada taliska guud ee Ciidanka Qaranka. Jihayn Ciidan: Waxa loola jeedaa awaamiirta la’siiyo ciidanka, si’loo ilaaliyo, in la’adeegsado waxyaabaha reebban ama adeegsiga awoodda, hubka iyo tabta iyada 00 la eegayo duruufaha markaas taagan. Ka diyaargarow xaalad la’filayo: ~Waxa loola jeedaa diyaarinta gorshe iyo cuidan oo ku wajahan xaalad gaar ah 00 la’filayo in ay dhacdo. Keyd Ciidan: Waxa loola jeedaa muwaaddin kasta 00 loo diyaariyay in uu ka mid noqdo ciidanka keydka ah una diiwaan gashan. Magacaabis: Waxa loola jeedaa marka si toos ah qof loogu magacaabo xil ama shago gaar ah. Maxkamadda Ciidamada: Waxa loola jeedaa Maxkamadda Cidamada Qaranka ee ku aasaasan qodobka 104aad ee Dastuurka JSL Miinada dhulka: Waxa loola jeedaa walax kasta 00 samaysa qarax waxyeelo u gaysan kara dadka iyo gaadiidka, walaxdaas oo dhulka laggu aaso ama dhulka guudkiisa la dhigo si loogu gaysto waxyeelo Qayb: Waxa loola jeedaa fadhiisin ka tirsan fadhiisimaha Cudanka Qaranka oo ka kooban ugu yaraan saddex gaas, lehna talis qaybeed. Qimeynta: Waxa loola jeedaa habka ay saraakiisha sare u qumeeyaan, hawl gudashada saraakiisha hoose, marka ay ku gudo jiraan waajibaadkooda ciidan ama marka ay dhammaystaan tababarrada. Qoris khasab ah: Waxa loola jeedaa qorista Ciidanka Qaranka oo khasab ah, middan oo salka ku haysa xeer ay ansixiyeen Golaha Wakiilladu. 7 CS <> Zin PASH SSG Ay a) kj fi; : y % $ 4 / I\s * . ° ieeeme ty) ww /] <j OA, Destin” & o) NH onl oy oR GENERDS* Rasaas aan la’garxin: Wakxaa loola jeedaa rasaas aan la’isticmaalin ama aan la’garxin. Saad/Keyd urursi: Wakxa loola jeedaa iibsiga hantida, alaabada iyo adeegyada uu u_baahan yahay Ciidanka Qaranku. Saadka: Waxa loola jeedaa khidmadda/gunnada raashinka iyo saliidda cuntada lagu kariyo ee la’sityo xubna ciidamada. Saldhig: Waxa loola jeedaa deegaan ciidan 00 joogto ah oo uu Ciidanka Qaranku leeyahay. Sarkaal Xigeen: Waxa loola jeedaa xubin kasta oo ka tirsan Ciidanka Qaranka oo derajadiisu. tahay laba-alifle illaa saddexxadhigle. Sarkaal: Waxa loola jeedaa sarkaal kasta oo ka tirsan Ciidanka Qaranka oo derajadiisu tahay xiddigile iyo wixu ka sarreeya. Shago-qaran: Waxa loola jeedaa arday kasta oo ka qayb gala barnaamyka adeegga qaranka ee shaqo-qaran. Shisheeye: Waxa loola jeedaa lahaansho qaran kale oo aan ahayn Somaliland. Tabaha: Waxa loola jeedaa xeeladaha ay Cudamada Qaranku isticmalaan, marka ay ku gudo jiraan hawlgallada. Tababar bilaw ah: Waxa loola jeedaa muddada uu socdo tababarka billawga ah ee askarta’ iyo © saraakusha la’qarameeyay. Waajib Gudasho: Waxa loola jeedaa xubnaha ciidanka ku guda jira hawlaha iyo Waajibaadka ciidanka, marka laga reebo xubnaha fasaxa caadiga ah haysta. Walxaha Qarxa ee ka hadha dagaalka: Waxa loola jeedaa tuurista/xooridda qalab ciidan, kaas oo ay suurtagal tahay in- uu © sababo dhimasho ama_ dhaawac «Bx en TSN Tf = ay “ihe % |! y “ile ONO Ss ate t3 NO eet Se Oy ama burbur __hantiyeed, marka uu qarxo. Tusaale ahaan rasaasta iyo hubka. Wasaarad: Waxa loola jeedaa Wasaaradda Gaashandhigga. Xagqsiin: Waxa loola jeedaa xaqsiin hal mar ah oo lagu Jaangooyey derajo iyo waqtiga shaqada_ciidanka, maadaama uu xaqsiin yahay xubinta ka mid ah Cidanka Qaranka, midkaas oo aan lahayn xuquuqda hawlgabka. Xeer-ilaalinta: Waxa loola jeedaa xeer-ilaalinta ciidamada. Xeer: Xeer waxa loola jeedaa Xeerka Ciidanka Qaranka. Xubnaha ciidanka: Waxa loola jeedaa xubint Ciidanka Qaranka ee ku aasaasan godobka 123aad_ ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland.