Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023In force

Article 26

Qodobka 26aad

Original Somali text, quoted word for word

Kala abla-ableynta hellida siraha ciidan 1. Sirdoonka Ciidanka Qaranku, waa in uu diyaariyo 00 soo saaro hab-raaca_ derejda helidda xog sireed (grades of security clearances) 00 kala caddaynaysa cid walba oo ka tirsan ciidanka, wasaaradda iyo Guddida Difaaca, derejeda amni ee ay leedahay (security clearances) iyo nooca xogta iyo qoraallada ee derejadaasi u ogolaanayso in ay aragto. 2. Waxa reebban, in lala wadaago qof xog iyo sir aan gaadhsiisnayn derejada amni (security clearances) ee qofkaasi leeyahay. 3. Haddu Sirdoonka Ciidanka Qaranku ay ku qancaan in gof la’suyay derejo ogolaansho (security clearance) aanu u qalmin derejada ogolaansho ee uu _ haysto, waxa Sirdoonka Ciidanka « 19 - NON Chay ons, j Nor GEenerh>” Qaranku awood u leeyahay in uu kala noqdo derejada ama hoos u dhigo. 4, Waxa reebban in xubnaha Ciidanka Qaranka iyo shaqaalaha wasaaraddu ay isku dayaan in ay ogaadaan ama helaan xog aanay haysan derejada amni ee u ogolaanaysa in ay arki karaan ama heli karaan xogtaas. 5. Fal-dembiyeedka ka dhasha ku xadgudubka qodobkan waxa loo raacayaa Xeerka Ciqaabta. QAYBTA SADDEXAAD WAAJIBAADKA TYO AWOODAHA WASAARADDA GAASHAANDHIGGA

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-26

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
25Ask about this article27