Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023Wuu shaqeeyaa

Qodobka 25aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Wada shaqaynta Sirdoonka Ciidanka Qaranka iyo Hay’adda Siroonka Qaranka 1. Abuurista Sirdoonka Ciidanka Qaranku, waxba uma dhimayso awoodaha iyo xilka Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee ku astaysan Xeerka Hay’adda Sirdoonka Qaranka. 2. Sirdoonka Ciidanka Qaranku iyo Hay’adda Sirdoonka Qaranka waa inay wada shaqeeyaan 00 ay yeeshaan xog wadaagista iyo iska war hayn.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-25
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
24Weydii qodobkan26