Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023In force
Article 25
Qodobka 25aad
Original Somali text, quoted word for word
Wada shaqaynta Sirdoonka Ciidanka Qaranka iyo Hay’adda Siroonka Qaranka 1. Abuurista Sirdoonka Ciidanka Qaranku, waxba uma dhimayso awoodaha iyo xilka Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee ku astaysan Xeerka Hay’adda Sirdoonka Qaranka. 2. Sirdoonka Ciidanka Qaranku iyo Hay’adda Sirdoonka Qaranka waa inay wada shaqeeyaan 00 ay yeeshaan xog wadaagista iyo iska war hayn.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-25