Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023Wuu shaqeeyaa

Qodobka 24aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Xilka iyo shagada Sirdoonka Ciidanka Qaranka Sirdoonka Ciidanka Qaranku waxa uu u xilsaaran yahay: 1. In uu Ciidanka Qaranka u_ ururiyo, isugu dubbarido, islamarkaana siiyo xog iy war; 2. In uu xaqijiyo in Ciidanka Qaranku helo xogta iyo siraha daruuriga u ah hawlgudashadiisa iyo ilaalinta amniga garanka. 3. In uu xaqijjiyo in Taliska Ciidanka Qaranka iyo Guddida Difaacu ay hesho xog sugan oo ay ku hawlgasho, kuna diyaariso styaasadaha iyo istiraajiyadaha difaac ee dalku u baahan yahay. 4. Isku dubbaridista iyo la’socodka taageero debedeed ee Ciidanka Qaranku helo. 5. Ka gacansinta Cudanka Qaranka fullinta hawlgalada ciidan, si’ waafaqsan istiraajiyadda difaaca. 48s /¥ 2 LEX a @\\o seen Mu | “a oe ee G fe) Q, oa OR GENER” 6. Ka gacansiita Ciidanka Qaranka diyaar garowga hawlgal. 7. Suinta taageero ciidamada dagaalka ku jira. 8. Hubinta iyo xaqjiinta in Ciidanka Qaranku yahay mid ammaan ah, xilliga nabadda iyo xilliga colaaddaba. 9. Ururrinta xog kasta 00 u dan ah, in laga hortaggo oo loo diyaar garoowo dagaallada iyo farogellinta ciidamada shisheeye (foreign enemy).

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-24
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
23Weydii qodobkan25