Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023In force
Article 23
Qodobka 23aad
Original Somali text, quoted word for word
Sirdoonka Ciidanka Qaranka (Military Intelligence) Cudanka Qaranku, waxa uu yeelanaaya qaybta sirdoonka Ciidanka Qaranka (intelligence division) 00 ka kooban: 1. Qdaybta ka hortagga sirdoonnada kale (counter-intelligence); 2. Qaybta sirdoonka (intelligence department); 3. Tyo gaybaha kale ee Gudida Difaaca Qaranku u aragto daruuri, in uu yeesho Sirdoonka Ciidanka Qaranku.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-23