Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023In force
Article 21
Qodobka 21aad
Original Somali text, quoted word for word
Booliiska Ciidanka Qaranka (military police) ; 1. Taliyaha Ciidanka Qaranku, waxa uu xubno ka tirsan Ciidanka Qaranka u magacaabi karaa in ay noqdaan Booliska Ciidanka Qaranka. 2. Xubnaha loo magacaabo Booliska Ciidanka Qaranka, waa in ay qaataan kaadhkaaqoonsiga ee tilmaamaya in ay yihiin Booliska Ciidanka Qaranka.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-21