Article 20
Qodobka 20aad
Original Somali text, quoted word for word
Guddida Difaaca Qaranka 1. Waxa xeerkan lagu aasasay Guddida Difaaca Qaranka oo ka kooban: b. Madaxweynaha; t. Wasirka Gaashaandhigga; J. Wasirka Arrimaha Gudaha (ama wasiirka u qaabilsan arrimaha amniga qaranka). x. ‘Taliyaha Ciidanka Qaranka; kh. Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Qaranka; d. La-taliyaha Madaxweynaha ee Amniga Qaranka; r. Tyo masuul kasta oo kale ee madaxweynuhu go’aamiyo in uu ka mid noqdo Gudida Difaaca. Guddidu waxa ay yeelanaysaa Xoghayaha Guddida Difaaca oo ah sarkaal ciidan 00 uu xilkaas u magacaabo madaxweynuhu. 2. Guddida Difaacu, waxa ay u xilsaaran tahay jiheynta iyo ka go’aan gaadhista siyaasadda guud ee difaaca iyo xoojinta Ciidanka Qaranka. 3. Guddida Difaacu, waxa ay masuul ka tahay in ay Taliyaha Guud ee Cidanka (Commander-in-Chief) ka gacan siiso maamulka, tilmaanta iyo hawlgudashada Ciidanka Qaranka. 4, Tyaga oo raacaya tilmaamaha Taliyaha Guud ee Ciidanka (Commander-in-Chief), Guddidu waxa ay ka shaqaynaysaa dhisidda, xoojinta iyo tayaynta Ciidanka Qaranka iyo xaqiijinta in Cudanku higsado himilooyinkiisa. ~ 16- [Gore is “ aes fey XUBINTA LABAAD QAYBAHA GAARKA AH EE CIIDANKA QARANKA