Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023Wuu shaqeeyaa
Qodobka 19aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Abaandulayaasha Ciidanka Qaranka 1. Abbaanduulaha koowaad iyo labaad ee Ciidanka Qaranka, waxa magacaabaya madaxweynaha. 2. Abbaanduulaha koowaad, waxa uu taliyaha ka kaalmaynayaa dhinaca hawlgallada. 3. Abbaanduulaha labaadna waxa uu taliyaha ka kaalmaynayaa maamulka. 4. Abbaanduuleyaashu xil ahaan waa labada sarkaal ee ku xiga Taliyaha Ciuidanka Qaranka. e _ KA GUUn 15 KEE Ligeia \— ONGE Ay fy fy > Nera ot L$) ron genet”