Article 17
Qodobka 17aad
Original Somali text, quoted word for word
Xilka Taliyaha Ciidanka Qaranka. (Chief army) 1. Xilka Taliyaha Ciidanku waa: b. In uu_ kala taliyo madaxweynaha_arrimaha cudanka, hawlgallada iyo arrimaha maamul ee la’xidhiidha Ciidanka Qaranka. t. In uu si’sharciga waafaqsan u maamulo oo u habeeyo Ciidanka Qaranka, si’ uu u ahaado ciidan edebtiisa iyo xirfaddiisu ay aad u sarrayso. j- In un fuliyo amarrada sharci ee uu siiyo madaxweynuhu. x. In uu dejiyo siyaasadda iyo istiraajiyadda ciidan, isaga OO la’tashanayaa taliyeyaasha iyo abbaanduuleyaasha ciidanka. kh. In uu fuliyo kala danbaynta ciidanka, saga OO SOO saaraya amarro, tilmaamo iyo go’aanno sharci ah oo uu siiyo taliyeyaasha iyo abbaanduuleyaasha ciidanka. d. In uu hubiyo, in si’habboon loo isticmaalay kheyraadka 1yo hantida ctidanka, waxbarashada iyo tababarka. r. In uu hawlgeliyo Ciidanka Qaranka. s. In uu hubiyo, in xubnaha Ciidanka Qaranku ay u guteen xilkooda iyo waajibka saaran si’waafaqsan Dastuurka iyo xeerka. sh. In uu hubiyo, in si’habboon loo fuliyo siyaasadaha, hab- raacyada iyo nidaamka u dejisan Ciidanka Qaranka. dh. Hoggaaminta Taliska Guud, dhammaan xarumaha ciidamada, colalka iyo dhammaan xubanaha_ Ciidanka Qaranka. - 14. KA Ga Fae F wh BAS May ‘ [3fy Fay LS Eide) ello wx s/w /} * \e oy, 2 oS ky ‘ on Cay ae Qo GENER." c. In Taliska Guud ay u gudanayaan hawlihii loo xilsaaray s1'dardar leh oo hufan. g. In ay jirto awood ciidan oo isku dubaridan, si’loo sameeyo waajibaad ciidan, iyada oo la’adeegsanayo ciidanka_ iyo kartidiisa ku habboon dagaalka, tababar lyo taakulaynta colalka.