Article 16
Qodobka 16aad
Original Somali text, quoted word for word
Shuruudaha magacaabista Taliyaha Ciidanka (Chief of the Army) 1. Qofka loo magacaabayo xilka Taliyaha Ciidanka waa: b. In uu yahay muwaadin dhalad ah oo reer Somaliland ah dhalasho ahaan (by birth). t. In uu katirsan yahay Ciidanka Qaranka JSL. j- In uu leeyahay derejo sare oo gaadhsiin karta xilka taliyenimo, lyada 00 loo eegayo sida ay u kala sarreeyaan Ciidanku (seniority). x. In uu leeyahay aqoon ciidan iyo mid madani. kh. In uu haysto shahaado jaamacadeed ama wax u dhigma. d. In uu leeyahay khibrad xirfadda Ciudanka Qaranka 00 aan ka yarayn 10 sannadood oo ay ku jirto khibrad sarkaalnimo. « 12 AE (We RASH NS ix s mre Sg {3 fy —y Ne SU, Glgahy) ol|® j va Ca, oy o/ 2. Marka madaxweynuhu magacaabo, gotka loo magacaabay xilka ‘Taliyaha Ciidaanku, waa in uu maro dhaarta ku xusan xeerkan.