Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023Wuu shaqeeyaa

Qodobka 15aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Taliyaha Clidanka Qaranka 1. Cidanka Qaranku waxa uu yeelanayaa Taliyaha Ciidanka Qaranka (Chief of the Army). 2. Taliyaha Cudanka Qaranka waxa magacaabaya madaxweynaha, s1 waafaqsan qodobbada xeerkan.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-15
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
14Weydii qodobkan16