Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023In force
Article 13
Qodobka 13aad
Original Somali text, quoted word for word
Xilka iyo Waajibaadka Ciidanka ee Masiibooyinka Dabiiciga ah ama Dad sameega ah Haddii ay timaaddo masiibo dabiici ahi sida: dhul-gariir, daadad iyo wixii la’mid ah ama masiibo dad samee ah sida: dab baahsan 00 loo baahdo taageerada Ciidanka Qaranka, waxa uu madaxweynuhu amrayaa in Ciidanka Qaranku ku garab siiyo hay’adaha madaniga ah ee shaqada gargaarka degdegga ah haya.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-13