Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023In force

Article 11

Qodobka 11aad

Original Somali text, quoted word for word

Xilka iyo Waajibaadka Ciidanka Qaranka Iyada 00 laga duulayo qodobka 123aad ee Dastuurka Jambhuuriyadda Somaliland, xilka iyo waajibaadka Ciidanka Qaranku waa: I. ITlaalinta iyo difaacidda madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland.Ilaalinta iyo ka difaacidda khataraha shisheeye qaranimada, madaxbannaanida, xuduudaha iyo israacsanaanta dhul ahaaneed ee Jamhuuriyadda Somaliland. 2. Tlaalinta soohdimaha Jamhuuriyadda Somaliland 00 ka kooban berriga, jasiiradaha, biyaha gobolleed, dhulka, badaha hoostooda iyo hawada sare. 3. Ka gacansiinta hay’adaha ammaanka xilliyada xaaladda degdegga ah ee Dastuurku jideeyey. 4, I[laalinta xeerarka dawliga ah ee bani’aadantinnimo (international humanitarian law/law of war).

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-11

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
10Ask about this article12