Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023Wuu shaqeeyaa

Qodobka 10aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Awoodda hawlgal ee Ciidanka Qaranka 1. Ciidanka Qaranku waxa awooddiisa hawlgal ay gaadhsiisan tahay dhamaan soohidamaha dalka ee berriga, jasiiradaha, biyaha gobolleed, dhulka iyo badaha hoostooda iyo hawada sare. “40s i porAnika Gy oy Zan FONG Df fy peepeny Sy nk “ ¥ Genen’ 2. Haddii loo baahdo in Ciidanka Qaranka loo diro dal kale, sababo hawlgal nabad ilaalin ama sababo kale oo Wwaafaqsan xeerarka dawliga ah, Madaxweynuhu waa in uu u soo gudbiyo labada aqal ee Baarlamaanka codsi faahfaahsan 00 uu ku dalbanayo in Baarlamaanku ogolaado in Ciidanka Qaranka loo diro dalka debeddiisa. 3. Waxa Ciidanka Qaranka loo diri karaa dal kale, haddii cod aqlabiyad fudud ah uu ku ansixyo Baarlamaanka 00 yeeshay fadhi wada jir ah, si’waafaqsan Dastuurka Somaliland.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-10
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
9Weydii qodobkan11