Xeerka Maamulka Maaliyadda · 2025Wuu shaqeeyaa

Qodobka 9aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Xaashida Muuqaalka Guud ec Maaliyadda/Miisaaniyadda 1. Wasiirku wuxuu ugu dambayn 10-ka bisha June ce sannad miisaaniyadeed kasta diyaarin doonaa una gudbin doonaa Golaha Wasiirrada buugga qiimaynta iyo muuqaalka maaliyadeed oo ka koobnaan doona: b. Waxqabadka dhabta ah ee milsaaniyadda sannad miisaaniyadeedkii kal hore, marka labar bar dhigo qoondayn miisaaniyadeedkii sannadkaas. t. Dib u eegidda iyo wax kabeddelka habdhiska dhaqaalaha guud iyo maaliyadeed ee ku jJiray buugga habdhiska maaliyadda ee u dambeeyey, taas 00 muujinaysa xogaha lagu saleeyey wax kabeddelka iyo cusboonaysiinta habdhiska dhaqaalaha guud iyo maaliyadeed. j. Xogo tilmaam ka bixinaya sida waxqabadka dhabta ah ce miisaaniyadda sannad maaliyadeedka kal hore uu saamayn ugu yeeshay dabbaqidda mabaa’diida masuuliyadaha maaliyadeed ama ujeeddooyinka/_ siyaasadda maaliyadeed ee ku qeexnaa buugga habdhiska miisaaniyadda ce u dambeeyey. x. Sababaha kalifay dabbaqid la’aanta ujeeddooyinka/siyaasadda maaliyadeed lyoO soo jeedimaha xal u helidda dabbagqid la’aanta iyo muddada ay qaadanayso. pai <§~ PAAR RAS, 2. Si waafaqsan godobka Yaad faqraddiisa laad ee xeerakna, gudidda siyaadda maaliyadda ee golaha xukuumaddu waxay lafaguridoontaa, go’aan ay ku ogolaanaysana ka gaadhi doontaa xaashida muuqaalka guud ce maaliyadda ee loogu soo gudbiyay, si’waafaqsan Faqradda laad ce qodobkan. aad

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-maamulka-maaliyadda/qodobka-9
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
8Weydii qodobkan10