Qodobka 14aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Gudbinta Odoroska Miisaaniyadda 1. Madaxweynuhu wuxuu, kaddib marka uu ansaxiyo Golaha Wasiirradu, 15ka bisha Oktoobar ce sannad kasta Golaha Wakiillada u gudbin doonaa qoraaladan soo socda. b. Mashruucsharci ce miisaniyadda odoroska Qaranka. t. Qoraallada lagu saleeyey odoroska miisaaniyadda j. miisaaniyadda loo soo diyaariyay. 2. Waxa kale oo uu Madaxweynuhu xaqiijin doonaa in loo gudbiyay lagana horjeediyo Golaha warbixinaha iyo qgoraalladan soo socda: b. Warbixinta miisaaniyadda 00 kooban oo ay ku jirayaan: 1. Siyaasadaha iyo saadaalaha maaliyadda gaar ahaan dakhliga, kharashka, daymaha iyo daboolidda isdhinka miisaaniyadda. u.Faahfaahinta sida miisaaniyaddu uga turjumayso mabaa’diida masuuliyadaha maaliyadeed iyo ujeeddooyinka/ siyaasadda maaliyada. ll. Warbixin wasirku ku faahfaahinayo sida xukuumaddu u tixgalisay uguna dhaqantay tala soojeedinta Golaha Wakiillada ee ku xusan faqradaha Saad ee qodobada 8aad iyo 10aad ee xeerkan. t. Qoraalka odoroska miisaaniyadda Qaranka oo u qaybsan miisaaniyadda dawladda dhexe, miisaaniyadda Dawladdaha hoose, iyo Hay’adaha madaxa banaan. 3. Waxa mar kasta waajib ah xogaha odoroska miisaniyadda ec loo gudbinayo Golaha wakiiladda in ay waafaqdo xogaha lagu faahfaahiyay xcerkan b. Wadarta odoroska dakhli iyo kharash ee dawladda dhexe. t. Liiska hay’adaha dawladda dhexe ee loo qoondeeyey miisaaniyadda. J. Qoondayn muiisaaniyadeedka miisaaniyadda qaranka looga qoondeeyey laguna wareejin doono dawladaha hoose. x. Odorosyada kharashaadka hay’ad kasta ama mashruuc kasta oo ka tirsan dawladda dhexe, iyadoo si cad loo kala muujinayo kharaashaadka haw! fulinta iyo mashaariicda 00 gobolaysan. Kh. Wadarta guud ee odoroska deeqaha dawladdu filayso iyo ilaha laga filayo. d. Odoroska isdhinka ama dheeraadka miisaaniyadda ee muddada dhexe iyo soojeedinta ilaha maalgelin laga filayo. r. Warbixinaha odoroska daymaha tyo amaahda dawladda oo ay ku jiran faa’lidooyinka iyo takaalifta daymaha ee ay heli doonto dawladdu sannadkaas 00 waalaqsan shareecada Islaamka. s. Warbixnaha amaahda ay qaadatay iyo dammanadaha ay bixisay dawladdu oo koobsanaya raasamaalka, faa’tidooyinka iyo kharashaadka amaahda iyo damaanadaha ee ay dawladdu bixin doonto sannad miisaaniyadeedka. sh. Warbixin wasiirku ka diyaariyo tallaabooyinka ay dawladdu qaadday iyo sida ay u_ fulisay talabixinnadii Golaha Wakiilladu soojeediyey ee sannad miisaaniyadeedkii kal hore. i ate tu Moe lhs. Vo eeiow se \ ” Rr PD sn SE SS oom Bathe dh, Musaaniyadda dawladaha hoose oo muujinaysa wadarta guud ce dakhliga iyo kharashka guud ahaan dawladaha hoose, wadarta dakhliga iyo kharashka dawladda hoose oo kasta c. Wadarta iyo nooca miisaanyadda ay dawladda dhexe u qoondaysay kuna warecjinaysa dawlad hoose 00 kasta. 4,Wasiirku, markuu diyaarinayo mashruucasharci sannad miisaaniyadeedka, wuxuu xaqiijin doonaa in qoondayn kharasheedyada iyo odoroska dakhli ce sannad miisaaniyadeedka loogu muujiyo mashruucsharci miisaaniyadeedkaas. f. Si sax ah 00 cad 00 lafahmi karo, taasoo u shaxaysan si’waafaqsan heerarka hubstimo ce la aqoonsan yahay. q. Si cad u qeexaysa una kala saaraysa qoondeymaha kharashaadka hay’ad kasta loo qoondeeyey iyo mashaarticaha iyo hawlaha loo qoondeeyey kharashkaas. 5. Nooca xogaha loo gudbinaayo waxa lagu faahfaahinayaa xeerkan iyo xeerarka kale ee dhaqangalka ah iyadoo xog kasta 00 loo baahdo ay waajib ku tahay inuu wasiirku la wadaago Golaha Wakiillada.