Xeerka Maamulka Maaliyadda · 2025Wuu shaqeeyaa

Qodobka 5aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Dejinta Siyaasadaha Dhaqaalaha Iyo Maaliyadda Sr’waalaqsan Qodobka 94aad, faqradiisa laad ce Dastuurka, waajibaadka Golaha Wasiirrada ec diyaarinta siyaasadda dhaqaalaha iyo maaliyaddu wuxuu noqonayaa sidan soo socota:- =\ ohls’ 4h B) Ka doodista mabaadii’da, yoolka iyo ujeeddooyinka guud ee siyaasadda iyo go’aaminta mudnaanta silyaadaha maaliyadeed iyo dhaqaalaha guud ee saldhigga u noqonaaya dejinta miulsaaniyad sannadecdka, iyadoo loo eegaayo qorshaha horumarineed ee Qaranka (National Development Plan) T) Oggolaanshaha mashruuc sharci maaliyadeedka guud ee sannadlaha ah ee Qaranka, ka hor intaan loo gudbin Golaha Wakiillada. J) Darsidda, qiimaynta, hubinta iyo la’socodka xaaladda dhaqaale iyo maaliyadeed ee dalka guud ahaan, si looga feejignaado khataraha dhaqaale iyo maaliyadeed ce xilli kasta ku iman karta dalka. X) Ansixinta siyaasadaha dhaqaalaha (Economic policies) iyo maaliyadda (Fiscal Policies) ee Qaranka.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-maamulka-maaliyadda/qodobka-5
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
4Weydii qodobkan6