Xeerka Maamulka Maaliyadda · 2025Wuu shaqeeyaa
Qodobka 4aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Xadka Adeegsiga Xeerka Xeerkan waxa lagu dabbaqayaa dhammaan hay’adaha dawladda dhexe, dawladaha hoose, hay’adaha dawladda ee madaxabannaan iyo shirkadaha dawaladda ama shirkadaha dawladdu ku leedahay saami iyo dhammaan dhacdo maaliyadeedka ay dawladdu qaybta ka tahay. QAYBTA LABAAD STYAASADDA DHAQAALAHA