Qodobka 24aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Xafiiska Miisaaniyadda iyo Dhaqaalaha ee Golaha (Parliamentary Budget Office) 1. Golaha Wakiilladu wuxuu yeelan doonaa xafiiska miisaaniyadda iyo dhaqaalaha. 2. Xafiiska miisaaniyadda iyo dhaqaaluhu wuxuu ka koobnaan doonaa xubno khuburo ah, isla markaana waayo’aragnimo shaqo u leh arrimaha dhaqaalaha, maaliyadda iyo miisaaniyadda, kuwaas 00 uu hoggaamiyo Agaasimaha Xafiiska Miisaaniyadda & Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada. 3. Xafiiska Miisaaniyadda & Dhaqaalaha Goluhu wuxuu u xil saaranyahay: b. Inuu Golaha Wakiillada ka caawiyo lafagurka, falanqaynta iyo ka talabixinta slyaasadaha dhaqaalaha iyo maaliyadda ce dalka t Inuu ka talabixiyo odoroska miisaaniyadda Qaranka iyo xogaha kale ee la xidhidha miisaniyadda. ik Qumecyaa warbixinna ka diyaariyaa mashaariicaha horumarineed. x. Ka talabixiyaa xaaladda dhaqaale iyo maaliyadeed ee dalka. kh. = Warbixinno ka diyaariyaa khataraha soo wajihi kara dhaqaalaha dalka. d. — Lafaguraa isla markaana ka talabixiyaa xisaab xidhka Qaranka. r. _ Ku matalaa Golaha kulannada farsamo ee la’xidhiidha ganacsiga, maaliyadda iyo dhaqaalaha. s. Wuxuu dersi doonaa talabixinna ka siin doonaa guddida dhaqaalaha ee Golaha Wakillada mashruuc sharciyeedyada dhaqaalaha, ganacsiga, maaliyadda iyo mashruucsharci kasta 00 kallifi kara korodh ama isdhin dhakhli: xx ul é, - 16 - s/s" ae \ 0,737 pep \ : Rs e ra sh. Tyo hadba wixii kale ee la’xidhiidha dhaqaalaha, maaliyadda iyo ganacsiga ee ay u baahdaan guddida dhaqaalaha, xafiiska shirguddoonka Golaha, xafiiska Xoghaya Guud iyo guddi hoosaadyada kale ee Golaha. Dh. Khubarada iyo Lataliyayaasha kala duwan ce dhaqaalaha iyo maaliyadda waxay hoos imanayaan xafiiska milsaaniyadda Golaha. 4, Xafiiska miisaaniyadda iyo dhaqaalaha ee Golaha Wakiilladu wuxuu wada shaqayn toos ah la yeelanayaa guddida dhaqaalaha, maaliyadda iyo ganacsi iyo guddida dabagalka iyo ilaalinta hantida qaranka, guddi hosaadyada kale ee Golaha iyo hay’adaha kale ce maaliyadda iyo dhaqaalaha ee dawladda iyo kuwa aan dawliga ahaynba.