Xeerka Maamulka Maaliyadda · 2025Wuu shaqeeyaa

Qodobka 71aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

‘Wax Kabeddelka Jedwalka Koowaad Wasiirku waxa uu wax ka beddeli karaa Jedwallada xeerka ku lifaagan wuxuuna wax ka bedelkaas u soo gudbinayaa Golaha Wakiillada.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-maamulka-maaliyadda/qodobka-71
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
70Weydii qodobkan72