Xeerka Maamulka Maaliyadda · 2025Wuu shaqeeyaa
Qodobka 49aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Hubinta Gelidda Balangaadyada Wasiirku waxa uu dejin doonaa xeernidaamiye qeexaya nidaamka loo raacayo hubinta iyo habka duwaangelinta xakamaynta balanqaadyada lacagaha lagu dalacayo qoondaymaha_ miisaaniyadda qoondaysan.