Xeerka Maamulka Maaliyadda · 2025Wuu shaqeeyaa

Qodobka 28aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Aasaasida Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Qaranka 1. Xeerkan Waxa lagu aasaasay Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Qaranka. 2. Xisaabiyaha Guud wuxuu u gudanayaa waajibaadkiisa shaqo, si madaxbannaan isla markaasna waafaqsan xeerkan iyo xeerarka kale ee dhaqangalka ah.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-maamulka-maaliyadda/qodobka-28
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
27Weydii qodobkan29