Qodobka 44aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Qodobbada Saldhigga U ah Dhagangelinta Miisaaniyadda 1) Dhaqangelinta miisaaniyadda waxa loo raacayaa 00 hagi doona qodobada qaybtan 7aad ce xeerkan lyo xeernidaamiyayaasha ka farcama xcerkan. 2) Dhammaan lacagaha laga bixinayo miisaaniyadda Qaranka waa in si toos ah looga bixiyo keydka dakhliga guud. 3) Dhammaan xogaha khuseeya dhaqdhaqaaqyada qabashada dakhliga iyo bixinta kharashka waa in la mariyo laguna diiwaangaliyo nidaam xisaabeedka maaraynta xogaha maaliyadda Somaliland oo ay isna waafqaan warbxinta bangi xisaabeedka (bank statement) ec Bangiga Dhexe. 4) waxa sarkaal kasta 00 fulineed iyo sarkaal dawladeed kasta 00 ay khusayso ka reebban: b. bixinta lacag ka badan qoondaynta miisaaniyadda qoondaysan ee sannad miisaaniydeedka ay khuseyso. t. gelidda heshiis ama balanqaad bixin kharash miisaaniyadeed aan loo hayn ama loo qoondayn muisaanid ku filan.