Qodobka 15aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Disheien, Angiciis ty5 0) — oe 1, Odoroska miisaniyadda 00 yeelanaysa dabciga mashruucsharci maaliyadeed, Golaha Wakiilladu waxay lafaguri doonaan odoroska muisaaniyadda Qaranka ce uu wasiirku u soo gudbiyey, waxaanay ansixin doonaan odoroska miisaaniyadda iyo mashruucsharci musaniyadeedka miisanayad sannadeedkaas, waxay ugu dambayn dhammaadka bisha Diisamber ee sannad kasta, mashruucsharci miisaaniyadeedka ay ansixiyeen u gudbin doonaan Madaxweynaha si uu u dhaqangeliyo. 2. Guddiga aalaha iyo maaliyadda ee Goluhu, waxay awood u porebey in ay u yeedho Wasiirka Maaliyadda si ay wax uga weydiiyaan odoroska miisaaniyadda loo soo gudbiyey. 8. Golaha Wakiilladu waxa uu wax kabeddel iyo soojeedimo ku samayn karaa odoroska miisaniyadda cee loo soo gudbiyey isaga oo wax kabeddelkaas iyo soojeedimahaas ku ansixinaya go’aan gole. 4, Miisaaniyadda Qaranka ee Golaha Wakiillada loo gudbinayo waa inay weheliyaan warbixinahan: - b. Warbixin faahfaahsan oo ku saabsan macluumaad kasta 00 la xidhiidha dakhliga iyo kharashka. t. Sababaha korodh kasta ama dhimis kasta oo dakhli ama kharasha. k.Siyaasadda muisaniyadda (Budget Policy) ee xukuumadda ce sannad maaliyadeedkaas. x. Warbixinta daymaha qaranka iyo faahfaahintooda. kh. Warbixinta deeqaha qaran ee la helay, kuwa la filaayo in la helo iyo qorshaha lagumaamuli doono. d. Warbixinta dhigaalka qaranka. r. Warbixinta mashaariicda horumarineed ee qaranka. s. ‘Tixraaca xeerarka lagu jideeyay, haddii ay miisaaniyadda ku jiraan, jidayn, dhimis ama korodh cashuur, takaaliif ama khidmado aan sannadaha hore ku jirin oo sharci gole loogu jideeyey si waafaqsan qodobka | 4aad, faqraddiisa 2aad iyo qodobka 54aad, faqraddiisa laad ee Dastuurka Qaranka. sh. ‘Tixraaca xeer ce lagu dhisay, haddii ay miisaaniyadda ku jiraan, hay’ado, maamulo, xafiisyo, guddiyo, komishanno iyo wakaalladdo cusub oo aan miisaaniyadda hore ugu jirin, xeerkaas oo faahfaahinaya aasaaska, qaabdhismeedka, xilka iyo waajibaadka shaqo ee hay’addaas, guddidaas, komishankaas, wakaalladdaas, xafliskaas ama maamulkaas. dh. Warbixinta faa’iidada ama khasaaraha hay’addaha madaxa bannaan ce dakhliga samecya iyo kuwa dawladdu wax ku leedahay ee wadaaga ah. c. Qorshe sanadeedka hay’ad kasta. g. Iyo macluumad kasta oo kale 00 Goluhu uga baahdo hay’ad, wasaarad, guddi, komishan, xaliis, mashruuc iyo maamullada dawladdaha hoose. 5. Haddii ay xukuumaddu rabto inay tibiso hanti ma’guurto (fixed asset) ah isla sannad maaliyadeedkaas waxay xukuumaddu marinaysaa nidaamka qandaraas ee dalka iyada oo warbixinta xisaab xidhka ku caddaynaysa dakhli ahaan iyo kharash ahaanba. -11- [is ’ S ayy * ¢ 72> pho aad