Xeerka Maamulka Maaliyadda · 2025In force

Article 73

Qodobka 73aad

Original Somali text, quoted word for word

Xeerkan iyo Raadaynta Xeerarka Kale 1. Mabda’a ahaan xeerkani waa xeerka u gaar ah habraacyada maamulka maaliyadda dawladda isaga ayaana mabd’a ahaan yeelanaya mudnaanta isla markaan gundhig u ah xeerarka kale ee maliyadda, mabaadii’da xcerkani jidaynayo laguma nasikhi karo xeer kale. 2. Haddii qodob ama qodobbadda xeerkan iyo qodobbada faahfaahinaya habraacyada maaliyadeed ee golayaasha deegaanka ce 89aad-94aad ee Xeerka Ismaamulka Gobollada iyo Degmooyinka Xeer.Lr.23/2019, iyo habraacyada kale ce maaliyadeed ce golayaasha deegaanka ay nuxur ahaan iska horyimaaddaan waxa la raacayaa 00 mudnaanna yeelanaaya habraacyadda ay jidaynayaan qodobadda xeerkani.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-maamulka-maaliyadda/qodobka-73

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
72Ask about this article74