Xeerka Maamulka Maaliyadda · 2025Wuu shaqeeyaa
Qodobka 72aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
XeerNidaamiyayaal Wasiirku waxa uu ku soo saarayaa xcer wasiir xeernidaamiyayaal lagu dhagangelinaayo xeerka, hagayaal ama habraacyo lagu dhaqangalinayo xeerka ama lagu faahfaahinayo 00 aan xeerka ka hor imanayn.